news@caynaba.com Voice over Internet Protocol (VoIP),  

Somali News


Audio News
 

 
 



Dagaal kooban oo ka dhacay duleedka xerada Daynuunaay

Tuesday,  December 12th, 2006

(Baydhaba.com): Dagaal qadar gaaban socday ayaa fiidnimada wakhtiga Baydhabo ka dhacay duleedka xerada Dooynuunay oo 25 km u jirta Baydhabo dhinaca wadada isku xidhta Baydhabo iyo Muqdisho. Dagaalkan oo u dhaxeeyay ciidamada Maxaakiimta Islaamiga iyo kuwa Itoobiyaanka ayaa iskiisa u istaagay waxaana Baydhabo laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan ayadoo dhinaca degmada Buurhakabana ay soo gaareen saraakiisha Maxaakiimta Islaamiga oo uu ka mid yahay Sheekh Murhtaar Rooboow Cali “Abuu Mansuur” oo uu kulan uga socdo degmada Buurhakaba. 

Caynaba News kama masuul aha afkaarta ay xanbaarsan yihiin qoraallada ay akhristayaashu fekerkooda ku cabbirayaan.

BBCSomali.com
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

Radio Hargeisa
Radio Golis
Radio Waaberi
Radio Horyaal
Habaarqabihii 3 aad ee Somalia ka kaca (new)

XASUUQ

Xasuuqan Ulakac ah

 

 

 


Somaliland History

 
 


Caynaba News © 2005.