news@caynaba.com    
Top Sites


Audio News
BBCSomali.com
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

Radio Hargeisa
Radio Golis
Radio Waaberi
Radio Horyaal

Suugaan
Hoyga Suugaanta
Aftahan
Farshaxan

Somaliland Links

Sanaag Web
Somalilandorg
Radio Somaliland
Hadhwanaag News
Somalilandtoday
Halgan News
Qarannews
Sooyaal News
Togdheer News
Somalilandnet
Somalilandfuture
Somalilandcenter
Somaliland Law
Iftin News
Golis News
Haatuf
Somalilandtalk
TV S/land Europe
Hargeysa News
Reddsea-Online
Waridaad
Garadag Online
Ceel-Afweyn
Tuuruus

SOPRI
Togdheer Sports
Somaliland Ed


Somali Links

Maxkamadaha
Wadanka News
Hornafrik News
Waaga Cusub
Shabelle.net
D a l k a

 
 

Silsilad Suugaameed
Gufaaco - M X Cabdulle
Gubtahanyo -M C Haldeeq

Maraykanka oo u ololaynaya qaadista Xayiraadda hubka e Somalia

Saturday, November 18th, 2006

Dawladda Mareykanka ayaa ku soo biiray dalalka sida weyn u danaynaya in Soomaaliya laga qaado xayiraada hubka oo illaa haatan aan Golaha Ammaanku ka fadhiisan.

Warka ayaa intaas ku daraya in dowladda Maraykanku uu soo jeediyey in laga qaado xayiraada hubka ee saaran Soomaaliya ay tahay mid lagu badbaadinayo dowladda ku sheegta uu madaxda ka yahay Qabqable Yuusuf, si ay uga shaqeyso gudaha dalkaasi oo ay isku ballaadhinayaan.

Maraykanka oo ay ku daba fayshan yihiin reer Galbeedka oo adeegsanaya kooxda diinlaawayaasha ah ee Majeerteeniya iyo nacabka Soomaaliya ee Ethiopia ayaa maalinba maalinta ka danbaysa sii caddaysanaya colaadda ay u qabaan islaamka. Ilaahay wuxuu ballanqaaday inuu diintiisa koryeelayo lagamana rajo qabo in cadawga Ilaahay ay gacmo furan ku soo dhaweeyaan kuwa u banbaxay inay diinta Alle kor yeelaan.

Maraykanka ayaa soo dhoweeyey mashruuca ciidamada nabad ilaalinta IGADSOM oo ay hor boodayso Ethiopia oo ay iyagu adeegsadaan. Maraykanku wuxuu ka codsaday dalalka Midowga Afrika in ay taageeraan howlgalkaasi si loo caawiyo ayay yidhaahdeen waxay ugu yeedheehn Dawladda KMG oo noqotay aalad cadawga Soomaaliyeed iyo kan Islaamkuba adeegsado iyagoo siiyey aqoonsi been ah.

Xayiraada Hubka ee saaran Soomaaliya weli ma jiraan go’aanno ka soo baxay oo lagu qaadayo xayiraadaas, waxayna warar ku dhow dhow Golaha Amaanka ayaa sheegaya in aan la qaadi doonin xayiraada qaraarkaasi oo tirsigiisa 733, balse warar isa soo taraya oo ku aadan arrintaasi ay sheegayaan in la ogolaanayo ciidamo nabad ilaalinta u imaanaya Soomaaliya ay la soo galayaan hub iyo saanado militeri, isla markaana loo ogolaanaynin in cid kale ay faragelin ku samayso Soomaaliya.

Arrintan ayaa waxay ku soo beegantay xilli ay dhoolatus militeri ku samaynayaan ciidamo Maraykan ah iyo kuwo Kenyaati ah oo wata gaadiidka dagaalka gobolka W/Bari ee Soomaalidu degto ee dalkaasi Kenya, iyo iyadoo ay xarunta dowladda KMG ee Baydhabo ay ku soo qul qulayaan ciidamo kuwii ugu badnaa oo ka yimaada dalalka Itoobiya iyo Ugandha, waxayna u muuqanayaan kuwo sii holcinaya xaaladda murugsan ee Soomaaliya.       
 

Caynaba News kama masuul aha afkaarta ay xanbaarsan yihiin qoraallada ay akhristayaashu fekerkooda ku cabbirayaan.

Xaawo Xusen Xandulle oo maamulka Majeerteeniya xaqdarro ku haysato

Habaarqabihii 3 aad ee Somalia ka kaca (new)

XASUUQ

Xasuuqan Xeerkee dhigaya!

 

 

 


BUUG CUSUB

Buug suugaameedka "Halqabsi" waxad ka helaysaa murtidii Abwaan Max''ed Aw Cali Cartan. Waxad ka heli kartaa
More contents coming

Somaliland History

THE ISAQ SOMALI DIASPORA AND POLL-TAX AGITATION IN KENYA

"Memoir on the Western Edoor Tribes.." - By Lieutenant C.J. Cruttenden

Malao - Berbera as possible Capital of 'The Other Berberia' (Ancient Somaliland)

Postal and Monetary History of British Somaliland - By Marc Van Daele

Immigration and Emigration - South East Wales

A Seafaring Tale - By Isman Hassan Ali

Somaliland - Wikipedia


Taariikhda Saylac, Berbera iyo Sheekh

The First footsteps in East Africa; by Richard burton

The origin of Jabarti Somal

The Somali Ethnic Group and Clan System: By Jack L. Davies

Journal of Adventures in Somali Land; By John Hanning Speke

The Somali Community in the Port of London

Warqaddii Suldaan Cali Yuusuf u diray Filonardi.

Warqaddii Boqor Cisman ku baryayey  Filonardi


 
 

 
 
 


Caynaba News © 2005.