news@caynaba.com    
Top Sites


Audio News
BBCSomali.com
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

Radio Hargeisa
Radio Golis
Radio Waaberi
Radio Horyaal

Suugaan
Hoyga Suugaanta
Aftahan
Farshaxan

Somaliland Links

Sanaag Web
Somalilandorg
Radio Somaliland
Hadhwanaag News
Somalilandtoday
Halgan News
Qarannews
Sooyaal News
Togdheer News
Somalilandnet
Somalilandfuture
Somalilandcenter
Somaliland Law
Iftin News
Golis News
Haatuf
Somalilandtalk
TV S/land Europe
Hargeysa News
Reddsea-Online
Waridaad
Garadag Online
Ceel-Afweyn
Tuuruus

SOPRI
Togdheer Sports
Somaliland Ed


Somali Links

Maxkamadaha
Wadanka News
Hornafrik News
Waaga Cusub
Shabelle.net
D a l k a

 
 

Silsilad Suugaameed
Gufaaco - M X Cabdulle
Gubtahanyo -M C Haldeeq

MMI oo raalli gelin ka bixiyey xasuuqii shacabka Somaliland loo geystey, magdhawna  ballan qaaday.

Sunday, November 19th, 2006

Mogadishu– Golaha maxkamadaha islaamka Somalia ayaa waxa ay sheegeen in ay ka xun yihiin kana raali galinayaan Somaliland dhibaatooyinkii iyo xasuuqii ay u geeysteen maamulkii Militariga ahaa ee xukuumadii burburtey ee Somalia.

Warkaas waxa shaaciyey Sheikh Xasan Dahir Aweys, Gudoomiyaha golaha shuurada maxaakiimta islaamka somalia. Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xalayto lagu waraystay barnaamijka diiradda Shabelle ayaa sheegay in ay uga garaabayaan waxa ay tabanayaan ee ka soo gaaray maamulkii Militariga ahaa ee Somaliland, marka ay suurto gal u noqotona ay magdhaw ka siinayaan.

Waa markii ugu horreysey ee masuul illaa heerkan ahi uu garawshiinyo ka bixiyo xasuuqii loo geystey shacabka Somaliland ayadoo inta badan aan masuuliyiinta koonfurta ka maqalno "Soomaali baa la wada diley".

Waxa uu Sheekhu yidhi "Haatan raali ahaansho ayaan u sii qaddimeynaa dadka walaalaha aanu nahay ee dhibaatada ka soo gaartay maamulkii Militariga ahaa ee ku tagri falay awoodda Qaranka".

Golaha maxkamadaha islaamka Somalia ayaa sidoo kale shaaciyay wada hadal ay la galaan maamulka Somaliland oo ay doonayaan in lagu turxaan bixiyo waxii horey u dhacay ayna ka wada shaqeeyaan waxii mustaqbal u ah labada shacab ee walaalaha ah.

Mawqifkan Maxaakiimta ayaa meesha ka saaraya hadallo dhanka Somaliland qoonsadeen oo ay ku hadaaqeen shakhsiyaad aan qiimo lahayn oo magaca Maxaakiimta u adeegsada danahooda qallooca.

Iyadauna Waa markii ugu horreysay oo Maxkamadaha Islaamka ay si toos ah u shaaciyaan inay wada hadal toos ah la galayaan Jamhuuriyadda Somaliland oo ka badbaaday fowdadii la dagtay koonfurta Somalia 16 kii sano ee la soo dhaafay.

Source: Shabelle Radio

Caynaba News kama masuul aha afkaarta ay xanbaarsan yihiin qoraallada ay akhristayaashu fekerkooda ku cabbirayaan.

Xaawo Xusen Xandulle oo maamulka Majeerteeniya xaqdarro ku haysato

Habaarqabihii 3 aad ee Somalia ka kaca (new)

XASUUQ

Xasuuqan Xeerkee dhigaya!

 

 

 


BUUG CUSUB

Buug suugaameedka "Halqabsi" waxad ka helaysaa murtidii Abwaan Max''ed Aw Cali Cartan. Waxad ka heli kartaa
More contents coming

Somaliland History

THE ISAQ SOMALI DIASPORA AND POLL-TAX AGITATION IN KENYA

"Memoir on the Western Edoor Tribes.." - By Lieutenant C.J. Cruttenden

Malao - Berbera as possible Capital of 'The Other Berberia' (Ancient Somaliland)

Postal and Monetary History of British Somaliland - By Marc Van Daele

Immigration and Emigration - South East Wales

A Seafaring Tale - By Isman Hassan Ali

Somaliland - Wikipedia


Taariikhda Saylac, Berbera iyo Sheekh

The First footsteps in East Africa; by Richard burton

The origin of Jabarti Somal

The Somali Ethnic Group and Clan System: By Jack L. Davies

Journal of Adventures in Somali Land; By John Hanning Speke

The Somali Community in the Port of London

Warqaddii Suldaan Cali Yuusuf u diray Filonardi.

Warqaddii Boqor Cisman ku baryayey  Filonardi


 
 

 
 
 


Caynaba News © 2005.