news@caynaba.com    
Top Sites


Audio News
BBCSomali.com
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

Radio Hargeisa
Radio Golis
Radio Waaberi
Radio Horyaal

Suugaan
Hoyga Suugaanta
Aftahan
Farshaxan

Somaliland Links

Sanaag Web
Somalilandorg
Radio Somaliland
Hadhwanaag News
Somalilandtoday
Halgan News
Qarannews
Sooyaal News
Togdheer News
Somalilandnet
Somalilandfuture
Somalilandcenter
Somaliland Law
Iftin News
Golis News
Haatuf
Somalilandtalk
TV S/land Europe
Hargeysa News
Reddsea-Online
Waridaad
Garadag Online
Ceel-Afweyn
Tuuruus

SOPRI
Togdheer Sports
Somaliland Ed


Somali Links

Maxkamadaha
Wadanka News
Hornafrik News
Waaga Cusub
Shabelle.net
D a l k a

 
 

Silsilad Suugaameed
Gufaaco - M X Cabdulle
Gubtahanyo -M C Haldeeq

Suldaanka Muuse Dheriyo oo beeniyey wararka Qaadisiya.com

Tuesday,  November 21st, 2006

(Hargeysa): Suldaanka beesha Muuse Dheriye Suldaan Naasir Suldaan Cabdi Suldaan Cismaan oo ka mid ah beelaha Somaliland ee la hayb sooco ayaa beeniyay war lagu baahiyay shabakada Qaadisiya.com oo ka been sheegay dhacdadii wiil dhallin yaro ah oo ay sheegeen in lagu gubay Hargeysa. Suldaan Naasir wuxuu ku tilmaamay inay warkan ka beensheegtay shabakaddaa iyo dadka ka soo hor jeeda qaranimada Somaliland.

Shabakadda Qaadisiya oo fulisa danaha Cagdheerta diinta ku soo gabbata ayaa illaa hadda fidisa been ay ku qulaamiyaan shakhsiyaad ka soo horjeeda Somaliland oo isticmaalaya.

Suldaan Naasir Suldaan Cabdi oo shir jaraa'id qabtay isaga iyo qoyskii Marxuum Cabdinaasir Siciid Odowaa oo bishii Ramadaan aakhirkeedii uu ku gubtay dukaan uu hoor hurday. Shirkaa Jaraa'id oo lagu qabtay Hotelka Xarag wuxuu Suldaanku kaga warramay arrimo doora oo tani ka mid tahay.

Suldaanka oo la hadlayey weriyayaasha ayaa yidhi "Website-ka Qaadisiya waxaan leeyahay hubsada warkiina,inankayaga {Marxuumka Gubtay} arintiisa baadhis baa ku socota cidii ay ku cadaatona sharciga ayaa la horkeenayaa wax cusuriyad ahna nalaguma hayo hadaanu nahay beelaha Muuse Dheriye.. Aniga beeshayda Muuse Dheriye waa beel ka mid ah beelaha Somaliland wax dulmi ah oo nalagu hayaa ma jirto sharciga anaga {Beeshiisa} iyo beelaha kale waanu u simanahay mawqifkayaguna waa ka cad yahay oo waxaanu u taaganahay ilaalinta qaranimada Somaliland cidii ku soo xad gudubta qaranimada Somaliland ka yeeli mayno"
"
Suldaanka oo hadalkiisii sii wata wuxuu kaloo yidhi"Waxaan uga digayaa kuwa sheegta beelaha laga tirada badan yahay ee dibadaha jooga anagu hadaanu nahay Muuse Dheriye waxaanu nahay dad reer Somaliland ah wax tacadi iyo dulmi ah oo naloo geystaana ma jirto. Haddaba hadaad kuwa dibadaha ka soo hadla tihiin waxan idin leeyahay sheegta beelihiinna ama ku hadla magaca beelihiina laakiin beesha Muuse Dheriye waa dad reer Somaliland ah waxay dadka reer Somaliland qabaana way la qabaan".

Shirkaas Jaraa'id waxa kaloo ka hadlay hooyada marxuumkii dhintay oo la yidhaahdo Sahra Cumar Cali oo shilkaas wiilkeeda ku dhacay ku tilmaantay "Maqaadiir Alle".

Rashiid Cabdi Xuseen oo ka mid ah dalladda hay'adda xuquuqal Insaanka ee "SHUURO", kana soo jeeda qoyska wiilka guriga ku gubtay, ayaa isna caddeeyey inaan beeshiisa Muuse Dheriyo wax tacaddi ama dulmi ah lagu haynin sida ay weriyeen dhabakad sheeganaysa inay tahay mid Islaami ah.

Source: Somaliland Today (Contr. Liibaan Maaweel Shire)

Caynaba News kama masuul aha afkaarta ay xanbaarsan yihiin qoraallada ay akhristayaashu fekerkooda ku cabbirayaan.

Xaawo Xusen Xandulle oo maamulka Majeerteeniya xaqdarro ku haysato

Habaarqabihii 3 aad ee Somalia ka kaca (new)

XASUUQ

Xasuuqan Xeerkee dhigaya!

 

 

 


BUUG CUSUB

Buug suugaameedka "Halqabsi" waxad ka helaysaa murtidii Abwaan Max''ed Aw Cali Cartan. Waxad ka heli kartaa
More contents coming

Somaliland History

THE ISAQ SOMALI DIASPORA AND POLL-TAX AGITATION IN KENYA

"Memoir on the Western Edoor Tribes.." - By Lieutenant C.J. Cruttenden

Malao - Berbera as possible Capital of 'The Other Berberia' (Ancient Somaliland)

Postal and Monetary History of British Somaliland - By Marc Van Daele

Immigration and Emigration - South East Wales

A Seafaring Tale - By Isman Hassan Ali

Somaliland - Wikipedia


Taariikhda Saylac, Berbera iyo Sheekh

The First footsteps in East Africa; by Richard burton

The origin of Jabarti Somal

The Somali Ethnic Group and Clan System: By Jack L. Davies

Journal of Adventures in Somali Land; By John Hanning Speke

The Somali Community in the Port of London

Warqaddii Suldaan Cali Yuusuf u diray Filonardi.

Warqaddii Boqor Cisman ku baryayey  Filonardi


 
 

 
 
 


Caynaba News © 2005.