news@caynaba.com    
Top Sites


Audio News
BBCSomali.com
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

Radio Hargeisa
Radio Golis
Radio Waaberi
Radio Horyaal

Suugaan
Hoyga Suugaanta
Aftahan
Farshaxan

Somaliland Links

Sanaag Web
Somalilandorg
Radio Somaliland
Hadhwanaag News
Somalilandtoday
Halgan News
Qarannews
Sooyaal News
Togdheer News
Somalilandnet
Somalilandfuture
Somalilandcenter
Somaliland Law
Iftin News
Golis News
Haatuf
Somalilandtalk
TV S/land Europe
Hargeysa News
Reddsea-Online
Waridaad
Garadag Online
Ceel-Afweyn
Tuuruus

SOPRI
Togdheer Sports
Somaliland Ed



Qaybdiid oo abaabul dagaal ka wada deegaanka Saddex Higlo.

Wednesday,  November 22nd, 2006

Mogadishu: Cabdi Qeybdiid oo ay weheliyaan maleeshiyada Putiland iyo ciidammo Tigre ah, ayaa abaabul dagaal oo ka dhan ah maxkamadaha islaamka ka bilaabay deegaanka seddex Higlo oo 18 KM u jira magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug.

Wararka waxay intaa ku dareen in Qeybdiid oo wata maleeshiyo iyo baabuurta dagaalka uu maanta gaadhay halkaasi si ay duullaan ugu qaadaan ciidamada Maxaakiimta ee fadhiya aagga Bandiiradley.

Dhaqdhaqaaqan uu wado Qaybdiid ayuu kaga dhabaynayaa hadal uu dhawaan ka jeediyay magaalada Gaalkacyo oo uu ku sheegay inuu wacad ku marayo sii wadidda dagaalka uu kula jira kitaabka Alle.

Cadde Muuse oo dhawr maalmood ka hor ku dhawaaqay inay qaadanayaan ku dhaqanka shareecada ayaa caddeeyey inaanu hadalkaasi ka dhab ahayn ka dib markuu Qaybdiid ku xoojiyey maleeshiyada Putiland.
Ciidamada xabashida oo bandoow ku soo rogey tuulada Balanballe cabsi darteed ayaa iyaguna qayb ka ah dhaqdhaqaaqan uu Ma-Quuste Qaybdiid ku doonayo inuu dadkiisa kula diriro.

Caynaba News kama masuul aha afkaarta ay xanbaarsan yihiin qoraallada ay akhristayaashu fekerkooda ku cabbirayaan.

Habaarqabihii 3 aad ee Somalia ka kaca (new)

XASUUQ

Xasuuqan Ulakac ah

 

 

 


Somaliland History

THE ISAQ SOMALI DIASPORA AND POLL-TAX AGITATION IN KENYA

"Memoir on the Western Edoor Tribes.." - By Lieutenant C.J. Cruttenden

Malao - Berbera as possible Capital of 'The Other Berberia' (Ancient Somaliland)

Postal and Monetary History of British Somaliland - By Marc Van Daele

Immigration and Emigration - South East Wales

A Seafaring Tale - By Isman Hassan Ali

Somaliland - Wikipedia


Taariikhda Saylac, Berbera iyo Sheekh

The First footsteps in East Africa; by Richard burton

The origin of Jabarti Somal

The Somali Ethnic Group and Clan System: By Jack L. Davies

Journal of Adventures in Somali Land; By John Hanning Speke

The Somali Community in the Port of London

Warqaddii Suldaan Cali Yuusuf u diray Filonardi.

Warqaddii Boqor Cisman ku baryayey  Filonardi


 
 


Caynaba News © 2005.