Cismaan Cabdi Guure Jamac
Maxmed Aadan Elmi Dude
Cabdi risaq Huseen Cige
Maxamed Muxumed Xoogwayne
SH Xuseenn Cabdi Sanyare
Yusuf Jaamac Baaruud
Cabdiqadir Cumar Dayl
Axmed Ismaciil Cismaan
Cabdirisaq Cali Cumar
Rabbiile Axmed Xasan
Iyo dhammaanba ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata India waxay
tacsi tiiraanyo iyo murugo leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii, iyo
dhammaanba asxaabtii uu ka geeriyooday marxuum
Mahdi Buubbaa Hurre
oo dorraad ku geeriyooday, shalayna lagu aasay magaalada Hargeisa ee
caasimadda Somaliland.
Waxaannu leenahay dhamaan samir iyo iimaan Eebbe ha innaga wada
siiyo isagana naxariistii janno ha ka waraabsho.
|