|
Tuesday,
October 3rd, 2006 | |
Buug suugaaneedkan (HALQABSI) oo ka kooban in ku
dhow sadex boqol oo bog (300) waxa lagu soo ururiyay guud ahaan
suugaantii Abwaan Maxamed Aw Cali Cartan (CARTAN) oo u qaybsan afar
qaybood oo kala ah Gabayo, Maanso, Heeso, iyo Majaajilo, suugaanta
abwaanka oo isugu jirta waano, wacyigelin, nabadayn, iyo tusaalayn
intaba. Waxa buugan ku xardhan oo uu xanbaarsan yahay maahmaaho aad
u qiimo badan oo tiro ahaan kor u dhaafay (680) maahmaahood. Waxa
kale oo buugan ku duugan oo uu kala iftiimin doonaa faraqa u
dhexeeya maahmaahda, hal kula baxa, iyo halqabsiga, oo run ahaantii
u baahnaa in lagu sameeyo qoraal ama diiwaan laga helo si da`yarta
xiligan joogta ama jiilka soo socdaaba uga faa`iidaystaan.
waxad ka heli kartaa
Doha Qadar:
Liibaan Ibraahin Xassan (Baabu laahi)
Tel:009745689284
Suadia Arabia
Maxamed Jamac Yusuf
Tel:00966508751821
India /Hyderabad
Xassan Kaarshe
0091 9885265474 |