  
|
 |
|
POETRY |
|
DAARAAN KICIYE : BY SAGAL
CALI |
|
WAA
SILSILAD SUUGAAMEED UU BILAABAY MAX'D AW CALI CARTAN |
|
|
|
|
|
Waxaan halkan doonayaa inaan waxoogaa talo,ah ugasoo jedioyo
saaxiibka lagu naanayso Haldeeq ee maansooyinka jacaylka,ahi ay biyo
dhigeen isaga iyo sxb ka ujawaaba ,ee Mubaarik Qoor ubaxay
DADA MAAN SO DEELAYDA GABAY, TANI IYO DUUFAAN LE
DANI IGAMA GELIN INAN DAALACDOON, DOCADOCEEYAAYE
HADBA ANIGA OO DAAYEY BAY, QAAR DAB RIDAYAANE
DAADEHEEYE IYO BAY MARSHAAN, DAARAN KICIYAAYE
MARKAASAAN DARUURAHA CIRKA IYO DIRIR KAFAALOONE.
DOOYAHA CISHQIGA IYO HADUU CAASHAQ IDIN DAARAY
HADII UU HALDEEQOOW DUGSI, IYO DEBEDA KUU DIIDAY
DAHABADAAD JECLAATAYNA HADUU, DAA'IRADO SAARAY
DEG DEGSIINYO WAXA LAGU HELAA, WARARKA DOORKA AHE
HADII AANAY DOCDII AY JIRTOBA, WARARKA SOO DAYNIN
DAMBI MAAHA WIIKALE INAY, SHEEKO DERIYAANE
DANIGABA KASAAR WAA HAWEEN, DIB U FAQOODIIYE.
TALOSE DIHIN WAXAA LAGA DAYAA, NIMANKA DOORKA AHE
DERIS REER LAYAAL IHI, MALAHA DOCADOCAYNTEEDE
DAWA KALENA ANIGAA HAYOO DAWLADAA JIRA.
Sagal Cali
sagal010@hotmail.com
|
| Caynaba News
kama masuul aha afkaarta ay xanbaarsan yihiin qoraallada ay
akhristayaashu fekerkooda ku cabbirayaan. |
|
|
 |
|