news@caynaba.com    
Top Sites


Audio News
BBCSomali.com
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

Radio Hargeisa
Radio Golis
Radio Waaberi
Radio Horyaal

Suugaan
Hoyga Suugaanta
Aftahan
Farshaxan

Somaliland Links

Sanaag Web
Somalilandorg
Radio Somaliland
Hadhwanaag News
Somalilandtoday
Halgan News
Qarannews
Sooyaal News
Togdheer News
Somalilandnet
Somalilandfuture
Somalilandcenter
Somaliland Law
Iftin News
Golis News
Haatuf
Jamhuuriya
TV S/land Europe
Hargeysa News
Reddsea-Online
SOPRI
Togdheer Sports
Somaliland Ed


Somali Links

Maxkamadaha
Wadanka News
Hornafrik News
Waaga Cusub
Shabelle.net
D a l k a

 
 

Silsilad Suugaameed
Gufaaco - M X Cabdulle
Gubtahanyo -M C Haldeeq

Thursday, October 5th, 2006

Boqor Cisman’s  letter to Filonardi 

Warqaddani ma ku soo xasuusinaysaa xaaladda maanta taagan ee ciidamada shisheeye lagu doonayo in lagu keeno Soomaaliya. Waa waraaq xodxodasho oo aad mooddo in afo saygeedii u dirayso. Cabdullaahi Yuusuf iyo Cadde Muuse ruuxa u muunsoodka Xabashida ku eedaynayoow bal eeg Suldaanka (Boqorka) waxa markaas uu hubka u urursanayey oo geyeysiisay inuu gaalada u oslo waxay ahayd inuu Soomaalida koonfurta degta ku jebiyo asagoo adeegsanaya cudud shisheeye. 

Bishii Oktoobar 19keedii, Sannadkii 1892 (27kii Rabical Awal, 1310), Suldaankii Majeerteen ee Boqor Cismaan Maxamuud Yuusuf ayaa warqaddan ka diray Caluula una diray Signor Filonardi[1];

 "Haddee waqtidheer kuma aanan arkin xubbi aad u xooglehna waxan u qabnaa aragtidiinna. Saxiibkeen ayaad tahay mana ogin sababta aad annaga noo tuudheen. Doontii Esfita ahayd waa noo timid sannadkan, laakiin la'aantaa bay timi. Haddee hadda waxan rajaynaynaa inaan muxubbo iyo galgacal idinku aragno, waayo saaxiibtinimo iyo Galgacayl ayaa ka jira dhexdeenna.

Si naxariis leh noogu keen qoryihii iyo rasaastii aan kaala hadalnay sanadkii la soo dhaafay, waayo hareeraheenna waxa hareeyey mucaaradad. Waxan filaynaaniin caawimo xaggiinna ah waayo saaxiibkeen baad tahay waadna yeeli.

 Waqtiga aan qorahayo (warqaddan) ninkii Abi Bakr Cawad baa halakan yimid oo noo keenay mushaharkii sannadka. Waxaan u soo jeedinnay asaga inuu war buuxa ku siiyo.

 Markaad halakan timaado waynu is fahmi doonnaa. Waxaan doonaynaaniin baaruud (baaruudda qaraxda) qorigii Ofiat ahaa, iyo fadhigii iyo alaabtii guriga ee kale. Waxan aad u jecelnahay inaan magacaaga u dhisno guri dhagax ah. Adiga waxan jecelnahay inaan kuu adeegno waynuna isku raaci doonna meesha aan gurigaas kaaga dhisayno."

 ------------

On October 19, 1892 (27 Rabi El Aual, 1310), the Sultan of Majerten, Osman Mohamud Jusuf, similarly wrote the following letter from Alula, to Signor FIlonardi:

 "Since long we have not seen you and we have a great desire to see you. You are our friend and we do not know why you have abandoned us. The steamboat Esfita has arrived this year, but without you. Now we hope to have the pleasure of seeing you, because friendship and affection exist between us.

 Kindly bring to us the rifles and the cartridges of which we have spoken about with you last year, because the rebellion has increased around us.  We expect the assistance from you because you are our friend and you will do it.

On the date of this (letter) Abi Bakr has arrived here bringing to us the salary of the year; we have recommended him to give detailed information. 

When you come here we will understand each other. We want barut(gun powder) for the Ofiat, the seats and the other furniture. We wish to construct a stone house in your name. For you we wish to work and we shall agree at which site the house will be built."


[1] Mohamad Osman Omar, Somalia: Past and Present, pages 58

 

 

 


 


Contacts
Boqor Cisman's Love letter to Filonardi
Warqaddii Suldaan Cali Yuusuf u diray Filonardi.

XASUUQ

Xasuuqan Xeerkee dhigaya!

 

 

 


BUUG CUSUB

Buug suugaameedka "Halqabsi" waxad ka helaysaa murtidii Abwaan Max''ed Aw Cali Cartan. Waxad ka heli kartaa
 
 

 

Somaliland History

Somaliland - Wikipedia

Taariikhda Saylac, Berbera iyo Sheekh

The First footsteps in East Africa; by Richard burton

The origin of Jabarti Somal

The Somali Ethnic Group and Clan System: By Jack L. Davies

Journal of Adventures in Somali Land; By John Hanning Speke

The Somali Community in the Port of London

 


 

 
 

 
 
 


Caynaba News © 2005.